Madaxweyne xilka laga tuuray oo loo gacan gelineyo Maxkamadda dambiyada ICC

Golaha wasiirada Suudaan ayaa si wadajir ah ugu codeeyay hindise sharciyeed u horseedayo dalkaas inuu ku biiro maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC. Ra’iisul Wasaare Cabdalla Xamdok ayaa sheegay in xukuumadiisa ay ka go’an tahay xaqiijinta cadaalada. “Caddaallada iyo isla xisaabtanka waa arrimaha lafdhabarka u ah Suudaanta cusub taas oo ay ka go’antahay xaqiijinta sharciga” … Continue reading Madaxweyne xilka laga tuuray oo loo gacan gelineyo Maxkamadda dambiyada ICC